gerqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gerqaad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gerqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hoggaaminta wax la hoggaamiyo ama la hor kac.
  2. Wax hoggaami.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur