gersurid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gersur .
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gersur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ciyaar qof meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka la surt.
  2. Ka g.: Qof, meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka saarash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur