geseriirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gasariir.ld gasariir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gasariirQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Ceeb wey.1. Abaar daran. 2. Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir.1. Wax abaar darani heshay ahaansho. 2. Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0