geygeysiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg geyeysii. ld gayeysiin, geyoodsii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geyeysii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Cid dhibaato badid. ld gayeysii, geyoodsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gayeysiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld geyeysii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geyoodsii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld geyeysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur