geyre

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga. 2. Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab- nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badd.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur