gibilmadoobaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Raadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro iwm. ld gibilmadoobaansh.