gibilmadoobaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaa.

gibilmadoobow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-baaday, -baatay)

Macnaha:

  1. Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosh.