gibli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.cimi.) Dabayl qallalan oo kulul, kana dhacda dalka Libiya ee Woqooyiga Afrika oo gaarta ilaa Yuru.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur