gidaar-unug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Lakab sare oo adag oo ku wareegsan xuubka unugga ee dhirta iyo bakteeriyada laakiin unugga xayawaanku ma leh. Gidaarka unuggu waxa uu ilaaliyaa qaabna u yeelaa unugga dhirta maacila'da ama wuxuu siiyaa taageero makaanikee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur