go'aansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg go'aanso. ld go'aansad, go'aansi.

go'aanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Go'aan ka dhigasho.

go'aansad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld go'aansasho.

go'aansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld go'aansasho.