gobol-dabiici
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-llo ..., m.dh)
Macnaha:
- (juqr.) Meel gudaha xuduuddeeda ay ka jiraan darajo sare ee mid ahaansho qaabeed, marka la bar-bar dhigayo meelo kale, ha ahaato xagga kala sarraynta, cimilada, degaanka, sidaas darteed ilaa xad mid ahaansho qaabeed ee xagga dhaqaaqa dadka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

