godan-weyn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo may.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur