godkucarar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. G. ah: dhurwaa iwm oo habeennimo ugaarsi ku daahay oo waagii ku baryey oo baryey oo godkiisii tiigaaya. ld godkuroo.