goglidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gogol.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gogolQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-glo, m.l)Macnaha:1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaa.1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Sariir firaashi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0