gogoldhaafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gogoldhaaf.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gogoldhaaf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Oggolanshaha naag la qabo ay oggolato in uu u galmoodo nin kal.
  2. Naag la qabo nin kale in uu u galmoodo aqbali.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur