gogoldhigad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Keenidda cidi, cid ay wax ka tabanayso keento madal si ay ugala xaajooto arrintaas. 2. Gogoldhigasho; ararsasho. ld gogoldhigash.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gogoldhigasho

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld gogoldhiga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur