gojilic

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meesha u dhexeysa feercalaanta iyo misigta ee jirka dadka iyo xoolaha.