golafariisasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg golafariiso. ld golafariisad, golafariisi.

golafariiso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.

golafariisad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld golafariisasho.

golafariisi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld golafariisasho.