golajoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Haybad iyo muuqaal qurxoon oo qof leeyahay. 2. Goobjoog. 3. Qof waaya-aragnimo dheeraad u leh sida garta loo qaado.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
goobjoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Qof dhacdo markay dhacday ogaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00