golcasQaabnax: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine CollectiveMacnaha:1. jaad ugaarta ka mid ah oo gollaha cas. 2. Qorrax casar. 3. ld gollacas.
gollacasQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Nooc dawacada ka mid ah, madow oo ariga aad u laysa. ld golcas.