golee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. 1. Cudurka gosha xoolo ku ridid. 2. Gole ka dhigid; gole u dhigid. 3. Gool ka dhelin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur