golmaran

Qaabnax: m.f.kh

Macnaha:

  1. 1. Dheddig xoolaad ama dad oo aan uurkiisa ilmo ku jirin, caruurna nuujineyna. 2. Oori ciddoodi jirtay oo faramaran kaga timid. 3. Nin aan hub sidan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur