gololo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Summadda xoolaha lagu dhigo mid ka mid ah. 2. Hadal si wanaagsan loo jeediyey. 3. Dhis qaab qaanso leh oo meel loo dhiso.