gonle

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Gammuunka aan loogu tala gelin in fallaar la geliyo. Waa lagu toogasho bartaa; kab-genka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur