goobyaalid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg goobyaal².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goobyaal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geed dhuuban oo aan caleen lahayn oo mariid halis ah leh. 2. Qof aan tartammada ku guulaysan. 3. Warwareegidda la warwareego iyada oo wax ka sugayo.
  2. Warwareegid iyado wax la sugayo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur