goodaaddo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xammaarato qorratada u eg laakiin ka weyn, oo sun halis ah leh oo jilfaha iyo godadka gasha. 2. Laandheyr; siriq.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

siriq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.
  2. Il xarig isku roorid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur