goofaari

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld goofaadhi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goofaadhi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Ubad xoolaad candho aan caano ku jirin nuugid. ld goofaari.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur