googgaradayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg googgaradee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

googgaradee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. Googgarad ka dhigid (maro).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur