googgoosasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg googgooso. ld googgoosad.

googgooso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax qaybo u jarjarasho. 2. (f.mg) Cid hadal la qeybsasho.

googgoosad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld googgoosasho.