goojoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Kor u qaaddidda saynta uu kor u qaado dheddig geel oo rimman. ld goojin.Dawo hoore ah oo dhibic-dhibic afka looga qaato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
goojinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gooji. ld goojis, goojo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0