goolhaye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Ciyaartoy goolka kubbadda ka ilaaliya. ld goolwale.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goolwale

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-layaal, m.l)

Macnaha:

  1. ld goolhaye.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur