goollawaraabeQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Bahalhiglo.Lamidka: BahalhigloSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bahalhigloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(bahalahiglo, m.l) Bahal cagaardaaq ah oo koox koox u socda oo yeyda u eg aadse uga yar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00