goonnibbaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Wax toogashada lagu barto. ld goolobbaar¹.
  2. Wax xabbad ku ridid. ld goolibbaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

goolibbaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld goonnibbaar¹.
  2. ld goonnibbaar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur