goosgoos

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Ereyo ama dood laba qof isdhafsato. 2. (riw.) Maadeys gaaban oo aan duluc keliya ka hadleyn ee arrima dhawr ah midba la soo bandhigo. 3. ld googgoos.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

googgoos

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. G. ah: harag lagu naqshadeeyay midibbo kala soocan. ld goosgoos (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur