goosmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg goosan².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
goosanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:1. Koox ari ah oo luntay. 2. Koox aan badnayn oo ciidan ah.Qayb ari soofay ka mid ah lumid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0