gorfe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-fayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah gorgorka oo ka weyn guduriga.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur