gorgorinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gorgori. ld gorgoris, gorgoro.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gorgoriQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Shay beec ah qiimihiisa cid weyddiin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gorgorisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gorgorin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gorgoroQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Weyddiinta shay beec ah cid qiimihiisa la weyddiiyo. ld gorgorin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0