gorgortan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Isdhaafsiga laba qof oo wax kala gadanaya ay isdhaafsadaan gorgoro. ld gorgortamid.
  2. Laba qof oo wax kala gadanaya gorgoro isdhaafsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gorgortamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gorgortan². ld gorgortan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur