gorofsanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gorofsan. ld gorofsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gorofsan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax meel yaal oo aan nuuxsaneyn ama la xooray ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gorofsanaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld gorofsanaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur