gowlac

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Geed-nagaar yar oo laba bariyood leh (lax iyo wan) oo la cuno.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur