gubungubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Nooc cawska ka mid ah oo leh fiid xanaf leh oo laga dhigto kashkaash, weelashana lagu deebiyo. ld gubaangub.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
gubaangubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld gubungub.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0