gucaad

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. G. ah: nafley socodka ku gaabisa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur