gudaalQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:Socod habeenkii la socdo; guure. ld gudid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guureQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Socodka habeenkii la socdo. ld guureggal¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
gudidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg gud². ld gudaal, gudmo (2), gudniin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0