gudbin-firfircoon
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (baay.) Socodka walxahu ay kaga gudbiyaan xuubabka unugyo nool, inta badan wuxuu ka soo horjeedaa ribnaanta tiro: waa dariiqad u baahan tamar dheefsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

