gudbin-gudbiye-milme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (kiim.) Isbedelka kiimikaad ee ka dhasha saldanab danabeed oo la dhexmariyey hoorar gudbiye ah (gudbiye-milmeyaal).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur