gudbitaan-danabeed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (fiis.) Rogaalka caabbitaanka (lammaanaha caabbiga P) ee walax. Waxa lagu cabbiraa saymen (S) halkii oom (S/omega). Gudbin danabeed (mdh.): maritaanka saldanab dhexmaro walax (gudbiye), marka ay badad danab saamayso walaxdaasi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur