gudcurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg gudcuri. ld gudcuris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gudcuri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Gudcur ka dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

gudcuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld gudcurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur