guddoominQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg guddoomi. ld guddoomis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
guddoomiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iyay, -isay)Macnaha:Guddoon ridid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
guddoomisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld guddoomin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0