gudniinka-ragga

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Buuryada wiilasha oo la gooyo sida badan waxa loo sameeyaa sabab diimeed ama caado, laakiin mararka qaarkood daweyn ayuu noqdaa.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur