gudo-unug

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. (baay.) Unugga dhexdiisa, tusaale ahaan: waxqabadka insaymada badankoodu waxay ka dhacaan unugyada dhexdooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur